2010-03-09 08:09:58
Dowladda KMG ah oo sheegtay inay ka xun tahay madaafiicda lala beegsado deegaanada ay dadka rayidka ah ku dhaqan yihiin.
2010-03-08 15:17:16
Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool dalka Ingriiska oo ku kala qaybsan soo dhaweynta Shariif Shiikh Axmed
2010-03-08 13:14:55
Munaasabado lagu waynayey maalinta Haweenka aduunka oo manta kadhacday magaalada Muqdisho.
2010-03-08 12:41:34
Dowladda Canada oo ururka Al-shabaab ku dartay liiska Argagixisada Caalamiga ah.
2010-03-08 09:44:15
Roobab Mahiigaan Ah Oo Ka Da'ay Gobolada Gedo Iyo Jubbooyinka Ayaa Sababay Dhimasho Dad iyo Duunyaba Leh
2010-03-08 09:36:59
Dawladda Faranciiska Oo Gacanta Ku Dhigtay Burcadii Ugu Badnayd Biyaha Soomaaliya
2010-03-07 15:19:32
Ma Laga Yaabaa In Maraykanku Ururrada Diiniga Ah Soomaaliya U Isticmaalo Dagaal Kudhufo Oo Ka Dhaqaaq Ah ( Akhri Warbixin Military Oo Cajiib Ah)
2010-03-07 14:12:46
Cali Axmed Jamac Jangeli Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya ”Soomaaliya Daawadeedu Ma’ahan Xal Military Laakiinse Waa...“
2010-03-07 14:11:23
Wasiir Dibadeedka Iraan Manouchehr Mottaki Oo Sheegay In Soomaaliya Oo Nabad Ah Ay Horseedi Doonto Nabad Iyo Xasilooni Bariga Afrika
2010-03-07 13:54:05
Maamulka Ururka Al-shabaab ee gobolka Sh/dhexe oo Hay'adaha Samafalka ku amray inay isku diiwan galiyaan muddo 10-maalmood ah.
2010-03-07 13:30:53
Shil gaari oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhacay Gobolka Hiiraan.
2010-03-07 08:59:43
Dowladda Soomaaliya oo mar kale ku hanjabtay inay dagaal kula wareegi doonto deegaanada ay gacanta ku hayaan xoogagga hubaysan.
2010-03-07 08:11:53
Ururka Xizbul Islaam oo ka biyo diiday wada hadal uu la galo dowladda Soomaaliya.
2010-03-06 09:48:12
Taliyaha Militariga Soomaaliya Gen. Maxamed Geelle Kaahiye “ Waxaa jira qorshayaal aan la wadaagno maraykanka oo ku saabsan talooyin militari”
2010-03-06 09:08:08
Baarlamaanka Soomaaliya Oo U Ololaynaya Sidii Loo Siidayn Lahaa Xildhibaano Itoopiya Ku Xiran
2010-03-05 12:07:45
ARDAYDA SUUDAN WAX KA BARATA OO TAAGEERTAY DUGISGA SARE EE MAGALAADDA BELED-XAAWO EE GOBALKA Gedo
2010-03-04 13:09:33
Madaxweynaha Soomaaliya oo Xoogagga ka soo horjeeda Dowladiisa ugu baaqay inay nabadda qaataan.
2010-03-04 10:10:25
Markab Uu Leeyahay Dalka Greekga Oo Ay Haysteen Burcad Badeed Soomaali Ah Oo La Sii Daayay
2010-03-04 09:17:42
Webiga Shabelle oo laga cabsi qabo inuu ku Fataho magalada Jowhar iyo Tuulooyinka ku teetsan.
2010-03-04 07:45:00
Wasiirka Tamarta Iyo Shidaalka DKMG C/Waaxid Cilmi Goonjeex Oo Ka Hadlay Somaliland, Sheegayna In Aysan Ka Go’i Karin Soomaaliya
2010-03-03 14:31:37
Roobab Mahiigaan Ah Oo Burbur Gaystay Oo Xalay Ka Da’ay Deg Baardheere Ee G/Gedo
2010-03-03 14:15:37
Dowladda Soomaaliya oo Bogaadisay Dowladda Britain Talaabadii ay ku Xayirtay Ururka Al-shabaab.
2010-03-03 14:11:48
Xisbul Islaamka Oo Maamul Cusub Gedo Ka Dhisay( Daawo Magacyada Liiska Maamulkaasi Oo Dhamaystiran)
2010-03-03 13:06:33
Ahlusuna Oo Diwaangelin Ku Samayn Doonta Suxufiyiinta Jooga Gobolada Ay Xukumaan
2010-03-03 12:51:47
Ilxumada Barakacayaasha Deg Hodan Iyo Boqolaal Ka Sii baxaya Xaafadaha Dagaalada ay diloodeen
2010-03-03 09:55:09
Kufsigii Ugu Naxdinta Iyo Yaabka Badnaa Oo Hargeysa Ka Dhacay ka dib Markii La Faraxumeeyay Gabar 7 Bilood Jir Ah
2010-03-03 08:24:55
Dowladda Soomaaliya oo guulo wax ku ool ah ka sheegatay Dagaaladii ka dhacay Degmada Hodan.
2010-03-03 08:19:18
Wasiirka Cusub Ee Amniga Puntland Oo Ku Cagojugleeyay In Uu Karbaashi Doono Cidii Amaanka Wax U Dhimaysa
2010-03-03 08:13:53
Xaaladda Muqdisho oo Saaka Deggan iyo Khasaaraha kadhashay Dagaalkii shalay oo sii kordhaya.
2010-03-03 08:02:40
Ciidamada Ururka Xizbul Islaam ee deegaanka Lafole oo gacanta ku dhigay kooxo hubaysan oo dhac u geysanayey dad rayid ah.
2010-03-02 10:47:08
Mid ka mid ah maxaabiista Xabsiga dhexee ee Xamar oo u Geeriyooday cudurka Shubanka
2010-03-01 13:28:12
Burcad Badeeda Soomaalida oo ku goodiyey inay la dagaalami doonaan maraakiibta shisheeye ee ku sugan xeeebaha Soomaaliya.
2010-03-01 13:16:28
Iska horimaad sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Galkacyo.
2010-03-01 10:10:03
Hay'adda WFP oo sheegtay inay sii wadayso Gargaarka ay siiso shacabka Soomaaliyeed.
2010-02-28 12:43:47
Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay Xayiraadda ururka Al-shabaab uu ku soo rogay hay'adda WFP.
BBC 04:00
Shirkii Leicester ee dhaqaalaha loogu raadinayo isbitaalaka hooyada iyo dhalaanka degmada ee degmada Caabudwaaq
Magaalada Birmingham ee dalka Ingriiska oo lagu qabtay xaflad taageero ah oo dhaqaale loogu ururinayay garoonka diyaaradaha magaalada Garbohaareey ee xarunta gobolka Gedo.
YAA MAALI JIRAY MAANDEEQ?