2010-09-08 17:34:42
Wasiir Ka Tirsan Dawlada KMG Ee Soomaaliya Oo Soo Jeediayay In Xukuumada Mr. Sharmaake Is Casisho.
2010-09-08 13:53:51
Maamulka Alshabaab Ee Gobolk Banaadir Oo Dadka Ugu Baaqay Inay Iskugu Yimaadaan Goobo Cayiman Oo Ay U Diyaariyeen Salaada Ciida
2010-09-08 13:40:24
Afhayeenka Ciidamada Amisom Oo Sheegay Inay Iska Difaaci Doonaan Weerarada Kooxda Alshabaab
2010-09-07 14:23:59
Faahfaahin Ku Saabsan Dagaaladii U Dambeeyey Ee Magalada Muqdisho Iyo Alshabaab Iyo Dawladda Soomaaliya Oo Guulo Ka Kala Sheegtay
2010-09-07 08:59:33
Qaramada Midoobay Oo Ku Hawlan Sidii Ay U Dhex-dhexaadin Laheyeen Sharmaake & Shariif
2010-09-06 15:55:53
War deg deg ah: Dagaallo kharaar oo caawa Maqribkii ka bilaawday magaalada Muqdisho.
2010-09-06 07:44:13
maamulka Ahlusuna ee magaalada Dhusamareeb oo tababar caafimaad u soo xiray arday.
2010-09-05 06:56:35
Ciidamada booliska Burco oo gacanta ku dhigey dad ay uga shakiyeen inay kooxaha koonfurta Soomaaliya xiriir lal leeyiihin.
2010-09-05 06:24:49
Madaxweyne Faroole oo kulan la qaatey Madaxda dalka Itoobiya & masuuliyiin beesha caalamka ah.
2010-09-05 02:56:45
QORIGII DHURWAAGII MOOLAS W/Q:- Cabdi Jaamac Aw-Aden
Dhurwaaga ama waraabuhu waa bahal xoog badan oo iskaashi ku ugaarsada. Waxaa la yiri ma dhaafo laf iyo lud toona, wuxuuna ka dhawra dhulka wax kastoo ka soo jeeda raq xoolaad. Waxaa lagu naaneysaa Dhul-Xaaq.2010-09-04 17:14:11
R/wasaaraha Dowladda KMG ah oo ka hadlay ismari waaga dhanka Dastuurka ah ee u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne shariif.
2010-09-04 16:55:15
Dagaallo kharaar oo galabta ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho iyo Mucaaradka oo Caawa ku laalaya hareeraha Villa Somaliya.
2010-09-04 14:36:20
Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Tira Koob Qiyaasaya Dadka Ku Barakacay Dagaaladii U Dambeeyey Ee Ka Dhacay Muqdisho
2010-09-04 14:15:36
Agaasimihii Idaacada Horseed Media C/fataax Jaamac Ayaa maanta La Horkeenay Maxkamadda Racfaanka Ee Gobolka Barri
2010-09-04 13:33:31
AMISOM oo weli siiwada xasuuqii ay ku haysay shacabka Rayidka ah ee magaalada Muqdisho.
2010-09-04 13:08:28
Xildhibaanada Baarlamanka oo lakala saftay Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Shariif Sheekh Axmed.
2010-09-04 09:01:11
Shariif Sheekh Axmed: "Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Go’aan ka Gaari kara Hey’adaha KMG ah oo Wada Jira"
2010-09-04 07:18:38
Masar oo baaq u jeedisey kooxaha ku dirirsan magaalada mqudisho nabadna ugu baaqdey.
2010-09-04 07:13:25
Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya Oo Saaka Xasiloon,ka dib dagaalo maalmo qaatey.
2010-09-03 17:20:09
Madaxda ugu Sarraysa DKMG ah ee Soomaaliya Ayaa Heshiis Kula Galay Shirkadda SKA Air Logistics Inay Maamusho Dekedda Iyo Garoonka Magalada Muqdisho!
2010-09-03 13:21:22
Maxkamad Ku Taalla Dalka Uganda Ayaa La Soo Taagay Laba Nin Oo Ku Eedysan Qaraxyadii Dalkaasi Ka Dhacay
2010-09-03 13:07:22
Xarakada Alshabaab Ee Gobolka Hiiraan Ayaa Bilaabay Inay Dadka Ka Uruuriyaan Zakaatul-fidriga
2010-09-03 08:25:46
Saraakisha ciidamada dawlada oo ka hadlay dayactiro ka socda wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho.
2010-09-02 18:38:38
Ururka SYDC Oo Cambaareeyay Dagaalada Iyo qaraxyada Joogtada Ah Ee Magaalada Muqdisho.
2010-09-02 14:06:35
Wafdi Ka Socda QM Oo Kulan Kula Qaatay Magalada Muqdisho Madaxwaynaha Soomaaliya
2010-09-01 13:56:37
Sarkaal Ka tirsanaa Ciidamada Dawladda KMG Ah Ee Soomaaliya Oo Isku Soo Dhiibay Xarakada Alshabaab.
2010-09-01 09:21:38
Wariye Ka shaqeyn jiray Radio Daljir oo xalay lagu dilay gudaha magaalada galkacayo.
2010-09-01 09:13:41
Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dilkii Loo Geystey Taliyihii Ciidamada Asluubta Gobolka Sool.
2010-08-31 18:55:08
Taliyihii Ciidamada Asluubta Ee Gobolka Sool Oo Caawa Dil Toogasho Loogu Geystay Gudaha Magalada Laascaanood
2010-08-31 14:29:39
Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Oo Ugu Baaqay Ciidamada Midowga Afrika Inay Dalka Ka Baxaan,Dhaliilna U Jeediyey Hadal Shalay Ka Soo Baxay Madaxwaynaha Soomaaliya Sh SHariif
2010-08-31 11:08:22
Ciidamada Dawlada ee gobolka Hiiraan oo ku hanjabay inay xoog kaga sarayaan Alshabab mujaahiidiin.
2010-08-31 09:25:32
Maamulka Islaamiga ah ee B/xaawo oo ugu baaqey shacabka inay xafiiskooda keenaan sakada.
2010-08-31 07:34:19
Dowladda KMG ah oo sheegtay in ay soo Afjarayso dagaalada Muqdisho ka socda xilli deegaanno badan xoog looga qabsaday
2010-08-31 07:27:25
Isriix Riix dhanka Furimaha ah oo laga dareemayo qaybo ka tirsan magaalada Muqdisho.
2010-08-31 06:59:12
Dowladda KMG ah oo ku Hanjabtay in ay Gobalka Hiiraan kala wareegi doonto Xarakada Al Shabaab.
2010-08-30 22:40:26
War Saxaafadeed: Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Dalbaday Taageero Caalami Ah Oo Deg-deg ah
2010-08-30 12:28:55
Xarakatul Shababul Mujaahiidin Oo Ku Dhawaaqey Inay Dileen Maanta Askar Badan Oo Amisom ah.
2010-08-30 12:21:06
Dagaal Ciidamada Dawlada & Xakaratul Shabaab Mujaahidiin Ku Dhexmaraya Degmada Boondheere.
BBC 04:00
YAA MAALI JIRAY MAANDEEQ?

Magaalada Birmingham ee dalka Ingriiska oo lagu qabtay xaflad taageero ah oo dhaqaale loogu ururinayay garoonka diyaaradaha magaalada Garbohaareey ee xarunta gobolka Gedo.